Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ka dhacay weerar ismiidaamin ahaa oo lagu qaaday gawaari ay wateen ciidamada AMISOM iyadoona weerarka uu ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
Waxaa Warbixinta eegaya wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho Maxamed Nuur Amiin.
HALKAN KA DHAGAYSO WARBIXINTA QARAXA ISMIIDAAMINTA AH EE MUQDISHO
The post Dhagayso: Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa Ee Muqdisho Iyo Wariye Maxamed Nuur Amiin appeared first on WardheerNews.