Quantcast
Channel: WardheerNews
Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow oo Ka Mid ah Xildhibaannada diidan Dib u Soo Laabashada Xubno K mid Ah Xukuumaddii Saacid

$
0
0

Barnaamijka Raadraac waxaa maanta marti ku ah Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Cismaan Aadan Dhuubow oo ka mid ah xildhibaanada  diidan soo laabashada Xubnaha ka midka  ah wasiiradii hore ee xukuumaddii Saacid. Waxaa barnaamijka idiin la socodsiinaya isla markaana idiin soo diyaariyay Maxamed Nuur Amiin.

Hoos ka dhegeyso barnaamijka

 

The post Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow oo Ka Mid ah Xildhibaannada diidan Dib u Soo Laabashada Xubno K mid Ah Xukuumaddii Saacid appeared first on WardheerNews.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Trending Articles