Wararka waxaad ku dhageysan doontaan manta: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dagaalada ka socda qeyba ka mid ah dalka gaar ahaan deegaanada Shabeelaha Hoose iyo dagaaladaas oo wali sii soconaya galayna maalintii sadaxaad iyo warar kale.
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.