Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin iyagoo ka tiiraanyaysan, waxay halkan tacsi ugu dirayaan xaasaskii, carruurtii iyo guud ahaan qoyka reer Suldaam Maxamuud Haybe geeridii naxdinta lahayd ee Suldaaan Axmed Deeq Suldaaan Maxamuud Haybe oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Kismaayo. Waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu jannadii Fardawsa ka waraabiyo ehelediisii iyo asxaabtiisiina samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.
Waxaa tacsidan diraya:-
1. Suldaan Maxamed Sh. Xasan Wacdi
2. Garaad Cabdiqadir Axmed Xuseen
3. Shukrii Sh. Muhummed Takhal
4. Faysal Cabdiqadir Sh. Cabdullahi
5. Xasan C/raxmaan X.Xasan
6- Faysal cabdi rooble
7. Mukhtaar Ibraahim Seeraar
8. Cabdiqaadir Sh. Maxamed Bile
9. Xukun Sh. Xasan Wacdi
10. Axmed Haadi Sh. Cabdiqadir
11. Abdi Muxumed Faroor
12. Cumar Xaashi Axmed
13. Cabdullahi Maxamed Ismaaciil
14. Fu’aad Cabdiqadir Sh. Cabdullahi
15. Xaakin Sh. Xasan Wacdi
16. Cabdullahi Maxamed Sh. Xasan
17. Cabdullahi Maxamed Sh. Cabdullahi
18. cabdulmajid Maxamed Sh. Xasan
19. Xuseen Cali Ibrahim
20. Cabdinasir Moxamed Sh. Cabdullahi
21. Khallil Cabdiraxman Xassan
22. Ahmed Abdirahman Xassan
23. Cabdi Siraad X..Yusuf
24. Xasan Ahmed Nuur
26. Cabdirishiid Gaani Sh. Maxamuud
27. Nuur Mohammed Sh Xassan
28. C/risaaq Gaani
29. Cabdirishiid Axmed Taabe
30. Xasan Cabilahi Ducaale
31. Cabdikariim Cabdiraxman X. Xasan
32. M. Maxamed Muxummed (Boodhi)
33. Rabiic Axmed Xuseen
34. Maxmaed Axmed Xuseen (dhaga Cadde)
35. Farxaan Maxamed Sh. Xasan
36. Badri Jundi
The post Tacsi: Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajacuun appeared first on WardheerNews.