Quantcast
Channel: WardheerNews
Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Dhagayso Warka Radio Wardheer

$
0
0
Muqdisho, August 6, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dwolada Soomaaliya oo heshiis shidaal baaris ah lagashay shirkad fadhigeedu yahay Ingiriiska,Shiikh Axmed Madoobe oo dhaleeceeyay go,aankii Kampala ee ahaa in Dekadda iyo Eroboorka Kismaayo Loo gacan geliyo dowlada federaalka,Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomalaiya Cabdi Wali Gaas oo qorsheynaya in uu ku dhawaaqo musharaxnimada xilka madaweynaha Puntland,Xildhibaano ka tirsan Mareykanka oo gaaray Masar,iyo qodobo kale oo caalami ah.

The post Dhagayso Warka Radio Wardheer appeared first on WardheerNews.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Trending Articles