Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta lagu wado inay booqasho ku tagaan degmada Cadaado oo la filayo inuu maalinta berri ah ka furmo shirka maamul u sameynta gobollada iyo warar kale.
Warka oo dhan hoss ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews .