Sida aynu la wada socono waxaa bishii aan soo dhaafnay ee Febraayo ku geeriyooday waddanka Maraykanka Prof. Siciid Sheekh Samatar oo safka hore kaga jira aqoonyannada Soomaaliyeed.
Haddaba taariikh nololeedkii marxuumka iyo waxqabadkiisii, ayaa waxaanu ka wareysanay Faysal Cabdi Rooble oo ay muddo dheer isyaqaaneen saaxiibbo isku dhawna ay ahaayeen.
Barnaamijka hoos ka dhegeyso
The post Raadraac: Taariikh Nololeedkii Marxuum Prof. Saciid Sh. Samatar oo Aan Ka Wareysanay Faysal cabdi Rooble appeared first on WardheerNews .