Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Xildhibaan Xaabsade oo maanta aas Qaran loogu sameeyay Baydhabo, Maamulka Galmudug oo sheegay in ay Joojiyen gawaarida Taargada Puntland ee dhaxmarta maamulkaasi iyo warar kale.
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.