Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddanka naafada Xoogga Dalka Soomaaliya oo ku eedeeyay taliska ciiddanka XDS in uu ka joojiyay garaamkii ay ku lahaayeen wasaaradda gaashandhigga, Dadkii ay dabayshu ka burburisay guryahooda degmad Raage Ceelle oo gargaar dalbaday iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.