Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Xukuumadda oo ka hadashay sharciga cusub ee saxaafadda Soomaaliya,Wasiirka Gaashaandhiga C/Xakiin Fiqi oo gaaray Itoobiya,Midowga Yurub oo ka hadlay shirka dhawaan Biljim loogu qabanayo Soomaaliya yo qoddobo kale oo caalami ah.
The post Dhagayso Warka Radio Wardheer appeared first on WardheerNews.