Quantcast
Channel: WardheerNews
Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Degdeg: Xafladda Magacaabista Golaha Wasiirrada oo Hadda ka Socota Villa Soomaaliya

$
0
0

Xubnaha xukuumadda cusub ee ra’iisalwasaare Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa la filayaa in goor dhow lagu dhawaaqo iyadoo hadda xafladdii lagu magacaabi lahaa ay ka bilaabantay xarrunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, waxaana  la sugayaa in uu goobta soo gaadho Md. Sharma’arke oo iminka wadatashiyadii ugu dambeeyay la leh madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka.

Wararka aan helayno, ayaa sheegaya in xubnaha golaha wasiirrada ay ka dhex muuqan doonaan wasiirradii lagu muransanaa.

Wixii soo kordha dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa.

WardheerNews

The post Degdeg: Xafladda Magacaabista Golaha Wasiirrada oo Hadda ka Socota Villa Soomaaliya appeared first on WardheerNews.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Trending Articles