Quantcast
Channel: WardheerNews
Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Warka Raadiyo Wardheer

$
0
0

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Magaalda Baydhabo oo laga soo sheegaayo in ay ka socoto doorashada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya iyo bannaan Baxyo loga soo horjeeddo oo ka socda Magaaladaasi, Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya oo sheegay in aysan dowladdu aqoosan doonin wax waliba oo ka soo baxa doorashadaasi iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

 

The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Trending Articles