Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Qasaaraha weerarkii xalay ka dhacay Muqdisho oo sii kordhaaya, Xaaladda wariye cabdirisaaq oo soo hagaageyso xili qaliin lagu sameeyay, Beesh caalamka oo si aad ah u canbaareysay weerarkii xalay iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.