Warka Raadiyo Wardheer ee maanta waxaa ka mid ah: Maamulka Puntland oo ku eedeeyay DFS in ay ka shaqaynayso hawlgalo ka dhan ah amaanka Puntland, ciidamada Maraykanka oo la sheegay in ka qayb qaadan doonaan hawlgal ka socda gobalada Koonfureed ee Soomaaliya iyo warar kale .
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.