Barnaamijka RaadRaac waxaanu ku eegaynaa aragtida gabdhaha Soomaaliyeed ee faraxumayntii lagu eedeeyay ciidamada AMISOM. Wareysi aanu la yeelanay gabdho Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdishu iyo gudoomiyaha ururka Haweenka ee gobolka Banaadir Marow Jawaahir.
The post RaadRaac: Wareysi gabdho Soomaalyeed oo ku aadan eedaynaha AMISOM appeared first on WardheerNews.