Quantcast
Channel: WardheerNews
Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Tacsi: Marxuum Cali Sheekh Xasan

$
0
0

Dhammaan Qurbajoogta beesha Geri ee ku kala nool dunida dacallaleedu, waxay halkan iyagoo ka tiiraanyaysan taci uga dirayaan ehelladii, qoyskii, asxaabtii, gaar ahaan xaaskii iyo caruurtii uu ka geeriyooday marxuum Cali Sheekh Xasan Aw Cismaan oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga, shalay oo taariikhdu ku beegnayd 13 bishan Sebt , laguna aasay maanta magaalada Jigjiga, ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Marxuum Cali Sheekh Xasan waxa uu ka mid  ahaa waxgaradka beesha Geri. Haddaba waxa ay Qurbajoogta beesha Geri uga baryayaan Ilaah inuu naxariistii Janno ka waraabiyo marxuumka, ehelkiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.

The post Tacsi: Marxuum Cali Sheekh Xasan appeared first on WardheerNews.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Trending Articles