Wararka aan idiin hayno waxa ka mid ah :Ciiddanka aowladda Soomaaliya oo Jalalaqsi la wareegay, Maamulka Hiiraan oo ku dhawaaqay in ay isku fureen waddada u dhexeyso Buula Burde iyo Baladweyne, warar kala duwan oo ka soo baxaayo duqayntii ka dhacday Sh/Hoose iyo Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.