Wararka aan idiin heano waxaa ka mid ah: Dilal ka dhacay degmada Hiliwaa ee gobalka Banaadir, Madaxweynaha Soomaaliya oo shabaab ku eedeeyay in ay dileen odayaal, Taliska ciiddanka Xoogga Dalka oo ka hadlay saraakiil la sheegay in ay wataan darajooyin beenabuur ah iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.