Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Taliska ciiddanka XDS oo sheegay in aysan hakin karin hubka iyo dharka ciiddanka ee ay Shabaab inta badan adeegsadaan, Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay wax wanagsan ka soo baxeen Shirkii ka dhacay Mareykanka, Xukuumadda Soomaaliya oo maanta meel marisay Sharciga la dagaalanka hubka sharci darrada ah oo mudda ka socday fadhiyada Xukuumadda iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeysa
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.