Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaallo ka dhacay duleedka Kismaayo iyo Ciiddan uu wato Barre Hiiraale oo ku wajahan Kismaayo, Xeerilaaliyaha Qaranka oo maanta Xilka la wareegay xili wali uu diiddan yahay xeerilaaliyihii hore iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.