Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowlada Soomaaliya oo Balan qaaday in ay caafimaad dalka dibadiisa ah u qaadi doonto caruur dhawaan iyaga oo isku dhegan ku dhashay Muqdisho, kulan ka furmay Madaxtooyada oo looga hadlayo dhisida maamulka ay ku mideysan yihiin Gobalada Dhaxe ee dalka iyo warar kale.
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.