Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ilma isku dhaggan oo ku dhashay mid ka mid ah dagmooyinka gobalka Banaadir, Maamullada goballada Dhexe oo si cad uga hor yimid hadalkii ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in maamul KMG ah loo sameynayo Galgaduud iyo Mudug iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.