Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wariye lagu xiray Puntland iyo warbaahinta maamulkaasi oo canbaareysay, Barlamanka Puntland oo maanta meel mariyay xeerka warbaahinta iyo warbaahinka oo diiddan iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.