Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shil gaari oo qasaara geystay oo maanta ka dhacay Muqdisho iyo Afgooye waddada xiriirisa, Madaxweynaha maamulka Puntland oo sheegay in aysan gorgortan ka geli doonin gobollada Sanaag iyo Sool iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.