Quantcast
Channel: WardheerNews
Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Ramadan Kariim

$
0
0

ramadankariimBahda Tifatirka, Wariyayaasha iyo dhammaan suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta WardheerNews, waxay ummaddaha muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyaynayaan bilowga bisha barakayasan ee Rmadan. Waxay Eebbe uga baryayaan inuu khayrkeeda iyo barakadeeda ina waafajiyo, sannadkan kiisa kalena innagu gaadhsiiyo nabadqab, caafimaad iyo barwaaqo. Aamiin

Bahda WardheerNews

The post Ramadan Kariim appeared first on WardheerNews.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Trending Articles