Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dagaal ka dhacay Jubada Hoose oo u dhaxeeyo Al Shabaab iyo Ciidanka Kenya ee qeybta ka ah AMISOM, duqeen maanta ay AMISOM sheegtay in ay ku dishay 100 maleeshiyada Al shabaab ah oo ka dhacday Kudhaa iyo Al Shabaab oo beenisay sheegashada AMISOM iyo warar kale.
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.