Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Shacabka Muqdisho qaarkiis oo soo dhaweeyay hadalkii Barlamanka ee ahaa in uu is casilo Madaxweynaha Soomaaliya, Saraakiisha Shabaab oo loogu Baaqay in ay Badalaan nambarada teleefanada ay isticmaalaan iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.