Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Qarax lagu khaarajiyay xildhibaan ka mid ahaa mudanayaasha Barlamanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka dhacay iyo madaxda dowladda ugusareysa oo ka hadashay falkaasi, Alshabaab oo sheegtay weerarka iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.