Wararka aan maanta idiin heyno waxaa ka mid ah:Dagaalo ka dhacay gobalka Gal-Gaduud ee bartamaha Soomaaliya oo u dhaxeeyay Al shabaab iyo Amisom iyo Dowlada, magaalada Baydhabo oo ay ka socdaan maalintii labaad dibadbaxyo ka dhan ah Shariif Xasan iyo warar kale
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.