Wararka aan idiin heyno waxa ka mid ah: Ergayga midawga Africa ee Soomaaliya oo sheegay in aysan ciidamka Kenya ka baxeeyn soomaaliya, kulan ay Muqdisho ay ku yesheen Wasiirada Arima dibadeedka Somalia iyo Burundi iyo warar kale
The post Warka Raadiyo Wardheer appeared first on WardheerNews.