Quantcast
Channel: WardheerNews
Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Garaad Maxamuud Garaad Dool oo Dirdhaba Ku Geeriyooday

$
0
0

Garaad-300x300Ilaah Naxriistii Janno ha ka waraabiyee, waxaa maanta isbitaal ku yaal magaalada Dirdhaba ku geeriyooday marxuum Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi oo ka mid ahaa hoggaamiye dhaqameedka Soomaaliyeed ee soo jireenka ah siiba deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Garaad Maxamuud Dool ayaa la filayaa in berri oo Isniin ah lagu aaso xabaalaha Sheekh Cali Guure ee magaalada Jigjiga.

Haddii aanu nahay bahda tifatirka ee WardheerNews waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ka gaadhsiinaynaa qoyskii, ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaanba ummadda Soomaaliyeed geerida Garaad Maxamuud Garaad Dool, waxaan isagana Eebbe uga baryaynaa in uu naxariistii Janno ka waraabiyo. Aamiin.

The post Garaad Maxamuud Garaad Dool oo Dirdhaba Ku Geeriyooday appeared first on WardheerNews.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 18768

Trending Articles